learn swedish
Swedish for fun is a Reja project

reja

Projektchef: Mathias Nylund
Tel: 045-270 7900
mathias.nylund@cou.fi

Kusoo dhawaaw website’ka ”swedish for fun”!

Swedish for fun! Waxoo ku saabsanyahay gabadha la dhaho Yrsa oo dagan Pietarsaari, waxeeyna internetka kula kulantay labo wiil. Marka waxeey kala bixin la’dahay qofkee dooraan laheed. Waxaad ka billaawdaa xiisadda 1:aad. Ku’xiji xiisadda 2:aad. Kusii soco tann 3:aad. Iyo sidaas oo kale. Xiisad walbo waxee ka koobantahay qayb qoraal ah, qayb erayo liis ah iyo qayb qawaacid  ah oo tababarr leh.

Qaybta qoraalka waxaa dhinaca midig ka jiro maqal aad ka dhageeysan karto
  1. qoraalka oo si xawli caadi ah u socdo
  2. qoraalka oo si xawli tartiib ah u socdo
  3. qoraalka oo si xawli tartiib ah u socdo oo hakad u dhaxeeya
  4. qoraalka oo si xawli tartiib ah u socdo oo hakad iyo kusoo celin ah
  5. qoraalka oo si xawli aad u tarbtiib ah, oo eray ka eray loo maqlaayo
ereyaha liiska ku jiro waxaa waaye swedhish , waxaad u baahantahay qaamuus.
Qaybta qoraalka waxaa dhinaca midig ka jiro maqal aad ka dhageeysan karto
  1. ereyaha oo si xawli caadi ah u socdo
  2. ereyaha oo si xawli tartiib ah u socdo
  3. ereyaha oo si xawli tartiib ah u socdo oo hakad u dhaxeeya
  4. ereyaha oo si xawli tartiib ah u socdo oo hakad iyo kusoo celin ah
  5. ereyaha oo si xawli aad u tartiib ah, kicintooda
Library yaasha ku yaallo Pietarsaari, Nykarleby, Pedersöre, Larmso iyo Kronoby waxaad kasoo qaadan kartaa mp3 (maqal) oo kuwada jiraan waxii oo maqal ahay dhan oo cashiradaan. Ama waxaad kasoo daji karta hadaad taabato ”soo daji maqalka mp3” bogga mp3ga.